Sawiro kale hada mahayno

    Isku joog

  • Qiimaha: $ 1400
  • Magaalada: Shuffield

asc,kusoo dhawaada Siman style.siman style waa naqshad soo saarta dharka raga ee hidaha iyo dhqanka soomaaliyeed. waxyna diyaar kuula tahay aduunka meeshad doontaba joog ee inay ku soo gaadhiiso dharkan quruxda badan,oo isku joog ah sida ,Go,macawis iyo shaash halkan ayaan kadalban kartaan fadlan wixii su'aal hoos noogu sooqor, mahadsanidin. ogow qiimaha dharka waxaa kujira lacagta dirida dharka marka wax dheraad ah ma bixin doontid in laguu soo xwilo/diro


IIBIYAHA:

Qadow


Su'aalo/Jawaabo(0)





Noqo/Go Back

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.

share
views
clicks